Get Adobe Flash player

Boqashada Dadka



Riix Skype

TAJWIIDKA QURAAN

Qalabka Adeega

Dhageyso Quranka

umulquranonline

Adkaar Waysada

umulquranonline.com waa Dugsi online ah oo aad ka baran karto culuunta Quraanka meel walba oo aad dunida ka joogto,  Madarasada waxaa dhigta arday ku kanool dunida dafaheeda sida Usa, Europa,carabta,Africa, Asia,Australia iyo Qeybo kamid ah Somaliya.

umulquranonline.com wuxuu kuu diyaariyay wax barasho tayo leh iyo macalimiin aqoon durugsan u leh barida iyo ku barbaarinta ubadka Quraanka kariimka iyagoo adeegsanaya qalab casri ah oo aan ka dhicin macalin ku horjooga  hadaba madrasadu waxay  siinayaa ardayda cusub tijaabo sedex maalmood ah oo lacag la’aan ah si uu ugu qanco  waalidku.

Madrasada waxaa wax kabaran kara qof kasta caruur iyo cirooleba heer kastaba bilow dhexdhexaad iyo dhameystir , waa fursad qaali ah ee ka faa,iideysi wacan.
Maadooyinka laguu dhigi doono waa sidan soo socota:

  1.  Xifdiga Quraanka Kariimka ah
  2. Barashada Qiraa’ada Qur’aanka
  3. Barashada Akhrinta iyo Qorista Carabiga
  4. Barashada Caqiidada Islamka 
  5. Barashada Axaadiista Rasuulka (SCW)
  6.  Barashada Salaada  iyo Axkaamteeda
  7. Barashada Ducooyinka iyo Tarbiyada Islaamka
  8. Barashada Luuqada Carabiga

ENGLISH

umulquranonline.com is  online learning programs that specifically address the needs of individual learners and the expectations of everyone with a stake in learner success. With years of experience , We offers a wide variety of innovative solutions spanning a multitude of program areas to empower 21st century teaching and learning. Our Vision is To  read and write the book of Allah, providing a teaching assistant for every student, personalizing learning through the use of technology.

 

HOOS NAGALA SOO XIRIIR

+252634131985

Bilexx01@gmail.com

Skype: bile1439

+252634131985

+252634131985

Shuruudaha Ardayga Looga Baahayn Yahay

Waxaa aad mihiim u ah wakhtiga xiisadaha in la ilaaliyo haddii ay hawli kula soo daristo ama wax kale kugu yimaadaan usoo sheeg maamulka. Waa in arday kastaa yar iyo waynba soo xifdiyaa casharka loo diray. Waxa kaloo loo baahan yahay in waalidku ag joogaa ardayga inta casharka loo dhigayo haddii aan wax cudur daar ahi jirin Inta casharka labixinayo waa in aan lagu mashqulin tv ama phone iwm .

MAQAL & MUUQAAL

Riix Call Skype

Fadliga Quranka

Umulquranonline

Tarbiyada caruur

Suratul An Nas2

umulquranonline

IMAM AL SHATIBI